|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Mawliid “Sabayso” Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Xukuumadana Ugu Baaqay In ay Si Deg Deg Ah Xoriyadiisii Ugu Soo Celiso,
February 3, 2016 - Written by Editor:“Madaxwayne Hadii Aad Ixtiraami waydo Sexeexa Madaxwaynihii Kaa horeeyay Adna Kaaga Bari Cidi Ixtiraamimayso,Suldaan mawliid. HARGAYSA(Wajaalenews) Suldaan Mawliid Cali Ibraahim ‘sabayso” oo kamida Madax dhaqanka Somaliland isla markaana ah Suldaanka Guud Ee Beesha Sacad Muuse ayaa maanta si adag uga hadlay xadhiga sharci darada ah ee lagula kacay ganacsade Cumar C aydiiid oo ah muwaadin reer somaliland ah ismarkaana maalgashi balaadhan ku sameeyay dalka gaar ahaan tiyaatarka hargaysa iyo meelo kale oo dalka kamida sida wada isku xidha sallaxlay iyo caasimada hargaysa, “Madaxwayne Hadii Aad Ixtiraami waydo Sexeexa Madaxwaynihii Kaa horeeyay Adna Kaaga Bari Cidi Ixtiraamimayso,Suldaan mawliid Sidoo kale waxaa iyana xadhiga ganacsade cumar caydiid ka hadlay madaxda sedex xisbi qaran kuwaasi oo dhamaan xadhiga ganacsadaha ku tilmaamay mid sharci daro ah, Related posts:Qaramada Midoobay Ayaa Cambaraysay dhacdo naxdin leh ilmayar oo falastiini ah oo si xun loo Gubay DAAWO: Safiirkii Hore Ee Somaliland U Fadhiyay Dalka Ingiriiska Abmasador Cali Aadan Cawaale Oo Ku B... Urur Siyaasadeedyada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Qoraalka Komishanku Ugudbiyeen Maxkamada Sare Js... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|