DAAWO; Prof Anzaari Oo Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeeyay In Ay Olole Sharci Daro ah ka Dhigeen Diwaangalintii, kashifayna Halka laga Raacay Wasiirkii Hore Ganacsiga Dr Muuse Qaasim. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Prof Anzaari Oo Xisbiyada Kulmiye Iyo Wadani Ku Eedeeyay In Ay Olole Sharci Daro ah ka Dhigeen Diwaangalintii, kashifayna Halka laga Raacay Wasiirkii Hore Ganacsiga Dr Muuse Qaasim.
February 16, 2016 - Written by Editor:

DAAWO. Prof Anzaari Oo kashifay Halka laga Raacay Wasiirkii Hore Ganacsiga Dr Muuse Qaasim.

Hargaysa(Wajaalenews) Prof Anzaari oo kamida masuuliyiinta sare sare ee xisbiga ucid kana mid ahaa waftigii xisbiga ee marayay Gobolada Awdal iyo Salel wuxuu si qotodheer uga waramay xaaladaha nololeed ee ay ku sugan  yihiin bulashada degan galbeedka somaliland iyo sda ay usaameeyeen abaaraha ba,an ee ka jira deeganadaasi.

azharii

Sidoo kale prof Anzaari ayaa xisbiyada wadani iyo kulmiye ku eedeeyay kuwo ka baydhay sifihii loogu talo galay lasocodka diwaangalinta islamarkaana ay ku badaleen loolan siyaasadeed kuwaasi oo ay bulshadii ku jahowareeriyeen borotanka gaadiidka ay wataan oo noqday kuwo bulshada marka horeba la ildarnayd abaaraha kusii qasay boodh iyo  kala jiidasho aanay ku jiran wax bulshada dan u ah,

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS