DAAWO ;Muuqaalada Sidii Arxan Darada Ahayd Ee Ay Dawlada Hoose Saaka U Burburisay Meheradahii Dadka Danyarta Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Muuqaalada Sidii Arxan Darada Ahayd Ee Ay Dawlada Hoose Saaka U Burburisay Meheradahii Dadka Danyarta Ah.
February 17, 2016 - Written by Wariye:

Hargeisa(Wajaalenews):-dadka dan yarta ah ee ku nool magaalada hargeysa ayaa saaka si araxdaro ah loo baabiiyay goobahooda ganacsiga ee ay kala soo baxaan nolol maalmoodkooda iyada oo uu ka dambeeyo maayirka caasimada hargeisa cabdiraxman solteco.
Hadaba dadwayanaha xaafada jigjiga yar oo iyagu hore u fuliyay Amarkii maayar balse ay si sharaciga baalmarsan mar kale ay dawlada hoose ku fulisay iyadoo loo isticmaalayo awood iyo ciidamo tiro badan.
dadkan oo waraysi siiyay wariye Abdiqadir Habane oo ka tirsan shabakada wararka ee wajaalenews.net
ayaa waxa ay u xaqiijiyeen in ciidamada police dawlada hoose oo is kaashanya ay ku soo wabaristeen goobahooda ganacsiga ee ay ku lahayeen wadada dhinaceeda
dadkan oo inta badan nolol maalmeedkooda kala soo baxa meheradaha yarar ee ku yaala wadooyinka agtooda sidoo kalena ka biiliya caruur yar oo aan isku filnayn.
hadaba halkan ka daawo sawiro arintaasi ku saabsan

DSC00508 DSC00507 DSC00506 DSC00501 DSC00494 DSC00492 DSC00488 DSC00486 DSC00485 DSC00482 DSC00514 DSC00481

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hargeia Office
Wajaalenews.net

COMMENTS
LINKS