|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Mashruuca Berbera Corridor Oo Maanta Si Rasmi Ah Magaaladda Berbera Looga Dhagax Dhigay.
February 27, 2016 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews) -Magaalada Berbera ee Xarunta gobolka saaxil waxa maanta laga dhagaxdhigay mashruucii ugu balaadhnaa taariikhda ee Somaliland laga hirgelinayo, kaasoo ah Masruuca Berbera Coridor oo lagu dhisayo waddo laami ah oo dekedda Berbera ku xidhaysa Magaalada ganacsiga ee Wajaale gaar ahaan dhanka Itoobiya. Mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumada Somaliland iyo weftigii heerka sare ahaa eek a socday Dalka Itoobiya booqashadana ku joogay Somaliland ayaa maanta si wadajir ah u dhagax dhigay bilowga mashruucaasi oo sidoo kale lagu balaadhinayo Dekeddaweyn ee Berbera. https://youtu.be/LzjM1Xksc8M Hirgelinta mashruucan ayaa qayb ka qaadan doonta kobcinta dhaqaalaha labada wadan, shaqooyina u abuuri doonta kumanaan ruux oo u dhashay Somaliland Related posts:DAAWO;-Siyaasi Ramaax Oo Ka Dayriyay Xaalada Abaareed Ee Ka Taagan Gobolka Togdheer Iyo Fariinta Uu ... SOMALILAND:Dalku Waa 3,000 oo Nin oo Murmaya iyo 5 Malyuun oo Kuwaa Naf ka Sugaya!! W/Q: Prof: Moham... In Ka Badan 250 Qof Oo Tahriibayaal Soomaali ah, Oo Ku Xayiran Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Ist... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|