DAAWO; Madaxweyne ku xigeenka JSL Oo ka Qaybgalay Daraasad lagu Soo Bandhigay Xaddiga Abaaraha ka Jira Somaliland.
February 7, 2016 - Written by Editor:
HARGAYSA(Wajaalenews) Madaxweyne ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil saylici ayaa maanta Magaalada hargaysa kaga qayb galay Munaasabad lagu soo bandhigayey daraasad laga soo ururiyey xaddiga abaaraha ka jira Somaliland.