DAAWO: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Loo Gaystay Goobta Diwaangalinta Lughaya “Suldaan Nabada ka Shaqeeya Ayaynu Aragnay,e Waa Inoo kow Suldaan Qori Ku Weerara Meel Qaran” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Weerarkii Loo Gaystay Goobta Diwaangalinta Lughaya “Suldaan Nabada ka Shaqeeya Ayaynu Aragnay,e Waa Inoo kow Suldaan Qori Ku Weerara Meel Qaran”
February 20, 2016 - Written by Editor:

“Cida falka Gaysatay Waa Cid  Sidata,Magacyo  Dhaqameed  Oo Suldaan Gaadhaya, Suldaan Nabada ka Shaqeeya Ayaynu Aragnay  Waa Inoo kow Suldaan Qori Ku Weerara Meel Qaran, Taasina Waa Mid Aan La Qaadan karin”

Hargaysa(Wajaalenews) Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Muxaafadka ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay weerarka ay dablay hubaysani ku qaatay xarunta diwaan-galinta Sabawanaag oo ka tirsan deegaanka Lughaya,

 

https://youtu.be/IflKrpIR0T4

COMMENTS
LINKS