DAAWO;Afhayeenka Madaxtooyada Oo Siqoto Dheer U Sharaxay Doorka G,Gabiley ku leeyahay Dib u Dhiskii Dalka, Wasiir Shucaynba Ku Tilmaamay Masuul Gartay Qiimaha Gabiley Leedahay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Afhayeenka Madaxtooyada Oo Siqoto Dheer U Sharaxay Doorka G,Gabiley ku leeyahay Dib u Dhiskii Dalka, Wasiir Shucaynba Ku Tilmaamay Masuul Gartay Qiimaha Gabiley Leedahay.
February 18, 2016 - Written by Editor:

Afhayeenka Madaxtooyada Oo Siqoto Dheer U Sharaxay Doorka  G,Gabiley ku leeyahay  Dib u Dhiskii Dalka, Wasiir Shucaynba Ku Tilmaamay Masuul Gartay Qiimaha Gabiley  Leedahay.

HargaysaAfhayeenka cusub ee madaxtooyada Garyaqaan Cabdiraxmaan Aw Cilmi Faahiye (shamax) ayaa isna wasiirka Wershadaha ku ammaanay abaabulka xafladdan is barashada ah oo uu sheegay in ay qayb laxaad leh ka qaadan doonto is  iska warhaynta masuuliyiintan xukuumadda hore ugu sii jiray iyo kuwa cusub ee ku soo biirayba. Waxaa sidoo kale uu afhayeenku ku bogaadiyey wasiir shucayb in uu nqoday masuulka kaliya ee gartay qiimaha ay uu leeyahay gobolka gabiley,  wasiir yahayba ka sameeyey xilalkii uu soo maray, isaga oo sheegay in ay naadir tahay marka loo eego da’diisa iyo horumarka gobolkiisa uu ku sameeyeyba.

COMMENTS
LINKS