Ah Miyada Ay Leedahay In Yari Lagu Tarbiyeeyo Carruurta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ah Miyada Ay Leedahay In Yari Lagu Tarbiyeeyo Carruurta.
February 26, 2016 - Written by Wariye:

Hadaba hadi aad tahay hooyo ama Aabe la jecel awladisa wanaaga iyo in ay tarbiyaad wanaagsan yeeshan yaran ku tarbiye ilmahaga

Bismillah

Awladu waa hibo u Alle subxanahu watacala inogu daqey aynaa tahay in an uga mahad celino had iyo jeeralaba Illahay nimcada u inogu deqay.

Haddaba waxa muhim ah in an awlada laga o gaano tarbiyada inta ay yar yihiin

Wax kasta waxay leyihiin ka hortage malah ka daba tag.

Hadaba hadi aad tahay hooyo ama Aabe la jecel awladisa wanaaga iyo in ay tarbiyaad wanaagsan yeeshan yaran ku tarbiye ilmahaga

ilmahu inta u yar yahay ayaa la toosin kara oo xumanta iyo wanaaga loo kala sheegi kara .

ilmahu waa waxa u ka garadaysto un hadi anaad xumanta iyo wanaaga u shegin ilmaha yar side ayuu u kala sari
kara xumanta iyo wanaaga ,

side ayaad rabta in u ilmahaga yari u ixtiraamo dadka ka waaweyn iyo dadka walidka u ah.

Way adaag tahay hadi anaad barin ilmaha yar sida dadka loo ixtiramo in uu adiga xata ku ixtiramo iska dhaf dad kale.

Marar badan ayaad arkaysa caruur aad is odhaneysid miyan wax la sheginba

Oo aan la barin akhlaqada iyo ixtiramka dadka ka waaweyn.

Ogow hadi aanad ilama yaranta ku tarbiyeyn karahii ayaad dadka ka shaqeystay oo marka markasta la dhaho ilman miyanay walidkood tarbiyeyn oo anay wax u shegin, ma wanaag ayaad bulshada ku so kordhisay mise masibo.

Ogow ilmaha yari waa basaborkaga oo wuxu ka gudinaya waxa aad ku tarbiyeysay

Oo aad u kala shegtay wanaaga iyo xumanta.

Hadi aad tihiin laba waalid oo dagal badan, cay badan oo hadi iyo yeeralaba is haysta oo u buq ka dhex tagaan yahay, ogow in anu ilmahaga yari anu akhlaq wanaagsan anu yeelanayn, bulshadana uu ula dhaq midoono sida aad idiinku u dhaqaantaan.

Ilmaga la xisab taan oo lasoco tarbiyadisa iyo waxa uu ku fogan yahay in ay yihiin wax u wanaagsan.

La xisabtan la’aantu waa waxa sababa in ilamaha yar ay akhlaqdisu lunto,

Ka war hay ilamaha xaladisa wax baraasho mid Diini ah iyo mid madi ahba.

Ilamahaga u muji jacayl iyo in aad ku faraxasan tahay,

Taasi waxay ku sahlaysa in aad adiga iyo ilamahagu aad saxibtan .

Lakin hadi aad habar un qabstid mar ka u wax sameyo ama aad dishid

Waxba ka fa’iidi maysid ilamaha unba ka si xuman.

Kuma lihii hadalin ilmaha yar lakin diliitanka wax u shega ayaa ka wanaagsan.

Sida ugu wanaagsan ee u wax kaga qadanayo same.

Hadi anaad ilmaha yaranta ku tabiyeyn weynanta ku tarbiyeyn kari maysid

Marka shey la bilabayo seska ayaa laga bilaba hadi anu seska ilma yari wanaagsanayn marka u dhamaystirmo waxba ka qabayn karimaysid oo waa beer ka khasartay xal kalena ma haysid, aan ka ahayn in aad ka qomamaysid wixi aad yarantisi u qaban weyday.

Taalo soo jeedin .

ubadku waa waxaa aad ku tacbaysid ee aad rabtid in ay bari ka malin ay wax ku qabtan,

in ay bulshada wax ku soo kordhiyaan,

In ay horumar ku talabsadan , In ay akhlaqad wanaagsan ku dhax jogan bulshada nimcada u Illahay ku siyey wanaaji wax kastaba nabsi leh .

Hadaba walidow ilmahaga la o ogow tarbiyada inta u yar yahay

Hafef : maha inta ka so baxday xilkoodi walidnimo

Waa inta ilowdey xilki ka sarana caruurtoda.

W/Q: Hinda Cabdi Sheekh

Fikirkaga waxad ku so hagajin karta

Hinda20999@gmail.com

Illahay aya mahad leh I suurto galiyey in an maqalkan qoro

COMMENTS
LINKS