|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Reer Jabuuti Oo Shaaciyay In Uu Yahay Murashax U Taagan Xilka Madaxtinnimo Ee Dalka Jabuuti “Waxaan is-leeyahay Is-bedel ayaad keeni kareysaa waxna waad u qaban-kareysaa haddii umadda reer Jabuuti..” Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan.
January 5, 2016 - Written by Wariye:DJabuuti(Wajaalenews):- Prof Xildhibaan Cabdiqaadir Imaan Aadan oo ka mida Golaha Deegaanka Jabuuti ayaa shaaciyay inuu u tartami doono xilka Madaxweyanimada Jamhuuriyadda Jabuuti, isaga oo ah Murrashax Madax-banaan, isla markaana waxa uu ka codsaday shacabweynaha reer Jabuuti inay taageeraan.
Hargeisa Office Wariye:Abdiqadir Habane Related posts:DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Qaranka Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Col. Marxuum Cabdirasaaq... Telefishan Denmark Ah Oo Warbixin Ka Diyaariyay Hablihii Laga Qabtay Madarasada Hargeysa Iyo Mid Ka ... DAAWO ; Sheekh Aadansiira Oo Ka Hadlay Muranka Heshiiska Dekedda Berbera Iyo Cawaaqib Xumada Ay Lee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|