|
|||||
WAJAALE NEWS
Wiilal Somali ah oo Dhac ka Geystay Magaalada Shakopee ee Dalka Maraykanka
January 30, 2016 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Laba Wiil oo Soomaali-American ah oo lagu Qiyaasay da’dooda 20-jirka, kaddib markii ay habeenimadii salaasadii ay dhac u gaysteen Macaamil ay wax kula iibsanayeen Ganacsiga Nooca loo yaqaanno Online-ka ee Craigslist meel wax-yar ka baxsan Dukaanka wayn ee Walmart ee Xaafadda Shakopee MN. Booliiska Shakopee ayaa sheegay in mid ka mid ah labadan wiil ee la tuhunsan yahay uu la kulmay dhibanaha meesha laga galo Welmart-ka,
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|