|
|||||
WAJAALE NEWS
Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon Oo Dib U Helay Xoriyadiisii
January 26, 2016 - Written by Editor:Burco (Wajaalenews) Wariye Cabdimaalik Coldoon oo ka mida suxufiyiinta ka hawlgala magaalada Burco oo maalmihii u dambeeyay ku xidhnaa xabsiga dhexe magaaladaasi ayaa maanta dib u helay xorriyadiisii. Wariye Cabdimaalik oo xadhigiisani la xidhiidhay wareysi uu ka qaaday wiil yar iyo nin dhawaan gabadhyar ku qashey gobolka Togdheer ayaa laamaha amaanka dalku ku eedeeyeen inuu dambiyo ka galay booliiska iyo xeerka saxaafada Somaliland oo aan jideynayn in xabsi lagu dhex wareysto eedeysane iyo in wareysi laga qaado ilmo yar oo aan garasho laheyn.
Related posts:Yaa ku kalifay cadaadiska ayku hayaan degmooyinka Juun iyo Koodbuur Maayorka Caasimada iyo Mareeyah... Wiil 13 Jir Ah Oo Ku Geeriyooday Barkad Ku taala Deegaanka Cadaad Dhaadheeray Ee Gobolka Gabiley. Madaxweynaha Jsl Oo Ka Qayb-Galay Qalin-Jebinta Jaamacadda Hargeysa Shahaadooyina Gudoonsiiyey Arday... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|