|
|||||
WAJAALE NEWS
War-Murtiyeedka Kal-Fadhiga 32aad Ee Golaha Sare Ee Dalladda Ururrada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO
January 30, 2016 - Written by Editor:Nuxurka 5 Qodob Oo Xubnaha Golaha 7aad Ka Soo Saareen Kal-Fadhigooda 3aad oo galabta lasoo gunaanadey. Hargeysa (Wajaalenews)- Kal-fadhigii 32aad ee Golaha Sare ee Dalladda Heer Qaran ee urrurada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo labadii maalmood ee ugu dambeeyey ka socday Hoolka Shirarka ee dalladda SONYO ayaa laga soo saaray war-murtiyeed kooban oo ay ku xardhan yihiin nuxurka 5 qodob oo muhiimad ballaadhan u leh guud ahaan dhallinyarada Somaliland.
Allaa Mahad Leh Siyaad Cumar Cali
Related posts:Booqashada Wasiir Samsam Ee Dekeda Berbera Waxma Ka Tari Doontaa Xaalada Adeeg Ee Dekeda Berbera?.. Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Oo Soo Bandhigay Tirada Basspor Iyo Fiisayaal Been Abuuro Oo Ay... Maayarka Magaalada Burco Oo Ka Hadlay Cida Ka Danbaysay Mudo Haraadkii Shalay Ka Dhacay Magaalada! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|