Somaliland iyo Itoobiya Oo Iska Kaashanaya Dhinaca Boosaha & Isgaadhsiinta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland iyo Itoobiya Oo Iska Kaashanaya Dhinaca Boosaha & Isgaadhsiinta
January 23, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(W.N) Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa magaalada Hargeysa ku soo dhaweyey Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Itoobiya.

itoobiya

Waftigan oo shallay soo gaadhay magaalada Hargeysa ayaa wax a ay u socdaan sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka Dhinca Boosaha ee labbada dal.

Wasiirka Bosaha iyo Isgaadhsiinta ee Somaliland ayaa sheegay in waftigani u socdaan sidii labada dal u yeelan lahaayeen Boos ay faarimaha dadweynuhu isku diran.

Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsiinta ee itoobiya ayaa isaguna dawlad somaliland uga mahad celiyey soo dhaweynta ay u sameeyen, isaga oo tilmaamay in bada dal xidhiidh fiicna oo dhinca Amanka iyo ganacsigu ka dhexeyo

COMMENTS
LINKS