Shirbalaadhan Oo Ay Isugu Yimaadeen Dhamaan Laamaha Xisbiga Kulmiye Ee Finland Oo Kadhacay Hotel President Ayaa Lagu Doortay Hogaanka Cusub Ee Hagi Doona Laanta Xisbiga Labada sano ee Soosocda | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirbalaadhan Oo Ay Isugu Yimaadeen Dhamaan Laamaha Xisbiga Kulmiye Ee Finland Oo Kadhacay Hotel President Ayaa Lagu Doortay Hogaanka Cusub Ee Hagi Doona Laanta Xisbiga Labada sano ee Soosocda
January 17, 2016 - Written by Editor:

Shirbalaadhan Oo Ay Isugu Yimaadeen Dhamaan Laamaha Xisbiga Kulmiye Ee Finland Oo Kadhacay Hotel President Ayaa Lagu Doortay Hogaanka Cusub Ee Hagi Doona Laanta Xisbiga Labada sano ee Soosocda

05500608-2bc7-4f94-859c-54714b5f8aa6 11dcbffa-f3eb-44f3-b8de-8273d50e1460

Qodaalnews-Finland -Xafladdan oo ahayd mid si Aada loosoo agaasimay islamarkaana ay kasoo qaybgaleen inta Badan taageereyaasha xisbiga kulmiye ee Finland waxa halkaa laga jeediyay khudbado aad uqiime Badan oo lagu taageeray waxqabadka xukuumadda Madaxweyne Ahmed Mohammed Siilaanyo ay kutalaabsatay mudadii ay xilka haysay waxa sidoo kale lagu taageeray Musharaxiinta madaxweynaha iyo Kuxigeenka xisbiga uga qaybgalaya doorashada sanadka 2017ka Muj.Muse Biixi Cabdi iyo Cabdirahmaan Saylici
Iyadoo masuuliyiintii halkaa kahadlay ay iska daba mareen taageerada ay u hayaan xisbiga kulmiye iyo xukuumaddiisaba waxana isla goobta laga sheegay in laatu Ugu deeqayso qaadhaan lacageed oo buuran Musharaxiinta xisbiga

9f2d7563-2f5b-42cb-9bb4-fd87faf1d80d 1b0843df-1dd6-4791-ac4a-32bf1106ab8b

Gabogabadii xafladda waxa cod gacantaag ah lagu doortay hogaanka xisbiga ee laanta Finland
1.Gudoomiya xisbiga ee laanta Finland
Mudane Ahmed A/laahi kaaliin
2.gudoomiye Kuxigeenka
Mudane Muj. Mustafa Nuur Ducaale
3.Xoghaya Guud ee laanta
Mudane Ahmed Mohammed ismail
Gudoomiyaha Garabka Haweenka
Marwo Hodan Jobouti
Khasnajiga Laanta
Guuleed Khadar Abdi

Waxa martisharaf ahaan xafladda ugasoo qaybgalay Marwo saamiya Muuse oo ah lataliyaha arrimaha debeda ee Musharaxa Madaxweyne Xisbiga Ucid

Allaa Mahad leh

COMMENTS
LINKS