|
|||||
WAJAALE NEWS
Shaqaale Ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Maxkamada Jigjiga Usoo Celisay Xoriyadoodii
January 13, 2016 - Written by Editor:Hargeysa (Wajaalenews) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimadka ee Somaliland Saleeban Jaamac Dirir ayaa Magaalada Tog-wajaale ku soo dhaweyey qaar ka mid ah Shaqaalaha wasarada Caafimadka ee Somaliland oo Ciidamada Itoobiya dhawaan ka Kaxaysteen Xududka u dhexeya Somaliland iyo Itoobiya. Maxkamada ismaamulka Somalida Itoobiya ee Jig-jiga ayaa Xoriyadooda u soo celisay shaqalaahasi ka dib markii maxkamadu ogaatay in Shaqaalahaasi iyaga oo ambad ah xuduudka ka talaabeen sidaasi ay Itoobiya ku galleen. Shaqaalahan ayaa wakhtigaasi ku guda jiray hawlaha caafimaad ee Deeganada xududaha Soamliland. Related posts:Xildhibaan Gavin Williamson Oo Socod Lug ku Dhexmaray Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Soo Dhawayntii... Gudoomiyaha Ku Meelgaadhaka ah ee Ururka Shacabka Oo Dadafeeyey Warqad kasoo Baxday Gudida Ururada S... Khilaafka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Meel Xasaasiya Maraya Iyo Xildhibaano Badhashaabka Ku Eedeeyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|