|
|||||
WAJAALE NEWS
Doon Siday 80 Qof Oo Tahriibayaal ah Oo Lagu Qabtay Xeebaha Somaliland Iyo Xaaladooda
January 8, 2016 - Written by Editor:HARGAYSA(Wajaalenews) Guddoomiyaha ayaa sheegay in doontan ay ka timid dhinaca xeebaha Puntland, islamarkaana ay wadayaal ka ahaayeen rag Soomaali ah. Dawlada Somaliland ayaa sheegay in gobolka Sanaag ay ku qabteen doon waday in ka badan 80 qof oo tahriibayaal Ethiopian ah, oo ay ku jiraan dad meyd ah. Guddoomiyaha Gobolka Sanaaga Axmed Cabdi, ayaa VOA-da u sheegay in markii doontaas ay gacanta ku dhigeen ay ku arkeen 7 qof oo meyd ah, kadibna saddex qof oo kale ay gadaal ka geeriyodoeen. Guddoomiyaha ayaa sheegay in doontan ay ka timid dhinaca xeebaha Puntland, islamarkaana ay wadayaal ka ahaayeen rag Soomaali ah. Axmed Cabdi ayaa sheegay in iminka ay hayaan 72 qof oo qaar ka mid ah ay aad u gaajeysan yihiin, qaar kalena ay xanuunsan yihiin. Dadkaas 10 ka mid ah
Related posts:DAAWO: Munaasibad Xilka Kula Kala Wareegayeen Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo... Warar Dheeraada; Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigey Taliyihii Aagga Dagaalka Ee Punt... Daawo:MasuuliyiintaXisbiga Wadani Oo Si Adag Uga Hadlay Shuban Biyood Ka Dhex Dilaacay JeelkaWayn Ee... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|