DAAWO;Hambalyo Meherkii Sanadka Cusub Iyo Madashii Maanta Ee Mudane Cabdilaahi Muuse Cabdi Iyo Marwadiisa Kawsar Xasan Qawdhan.SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Hambalyo Meherkii Sanadka Cusub Iyo Madashii Maanta Ee Mudane Cabdilaahi Muuse Cabdi Iyo Marwadiisa Kawsar Xasan Qawdhan.SAWIRO
January 1, 2016 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) Maalmuhu kala xusuus badan  ee maanta oo ay bishu ay hayd 01/01/2016 waxay ahayd maali taariikhiya kuna suntanaan doonta cidkasta oo ay saamaynayso iyo lamaanihii maanta uu Meherkoodu kulmiyay haldoorka somaliland, iyo guud ahaan qayabaha kala duwan ee bulshada looguna dabaal degayay meherka qoys islaama oo ku soo kordhay bulshada,

SAAYIR IYO MARWADIISA SAAYIR IYO MARWADIISA 2

wacan 11
wacan 1 wacan 3
meher 5 meher 4 meher 3
Sacad Cabdi Xasan iyo xaasaskiisa+caruurta

 

 

Yuusuj Jaamac Xirsi

Iid maxamed Cali

Xasan Cali Aaden

Maxamuud Xussen Jaamac

Barkhad Ladiif Cumar

Xasan Jaamac Gadiid

Siciid Haji Ibraahim Warsame

Ismail Aaden Guled.

meher 1 meher 2 meher 6 meher 7

Dhamaan waxay dadkaasi hambalyo meher u dirayaan boqorka C/lahi Muuse Cabdi iyo Boqorada Kowsar  Xasan Qawdhan oo 01/01/2016 meherkoogu ka dhacay hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa waxaanay leeyihiin noqda kuwii isu raaga ee ubad khayr qabana kala hela AAMIIN AAMIIN

Sidoo kale waxaa  hammbalyo taas lamida U diraya  Masuuliyiinta iyo hawlwadeenada shabakada wararka ee wajaalenew

         

COMMENTS
LINKS