|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;Guddoomiyaha Ucid Ee Gobolka Saaxil Oo Ka Digtay Xiisad U Dhexaysa Shaqaalaha Haamaha Berbera iyo Ganacsatada Xukumaddu Ku Wareejisay
January 6, 2016 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews) – Guddoomiyaha xisbiga Ucid ee gobolka Saaxil, ayaa Ka digtay rabshado ay sameeyaan shaqaalihii haamaha shidaalka Berbera ee xukumaddu wareejisay. Rooda Axmed Yaasiin waxay sheegtay in shaqaalaha lagu soo rogay sharciyo adag, sidoo kalena la kala qaybiyay. Waxay Marwo Rooda sheegtay inay jirto xiisad u dhexaysa shaqaalaha Haamaha iyo ganacsatada la wareegtay. Waxay sidoo kale tilmaantay inay dhibaato keenayso haddii tacadiga ay tirsanayaan wax laga qaban waayo, islamarkaana ay muddaharaad dhigi karaan.
Related posts:Ciidanka Booliska Gobolka Togdheer Oo Ka Warbixiyay Hawlgalo Abni Oo Ay Ka Sameeyeen Magaalada Burco Madaxwayne Biixi Oo Tacsi Udiray Qoyska Marxuumad Aamin Maxamuud Oo Xalay Ku Geeriyootay Magaalada H... Munaasibad Lagu Xusayay Sanad Guuradii 20Aad Ee Ka Soo Wareegtay Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida Ito... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|