DAAWO;Agasimaha komishanka Aidska Cabdikariin Xinif Oo Ka sheekeeyay Sababaha ku Qasbay in Uu Baxo Garabka Isbahaysiga Kulmiye, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Agasimaha komishanka Aidska Cabdikariin Xinif Oo Ka sheekeeyay Sababaha ku Qasbay in Uu Baxo Garabka Isbahaysiga Kulmiye,
January 15, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) Aniga Kulmiye Waa Hantigayga Kulmiye cidna uga tagimayo cidlana uma quudho  kulmiye anigu waxaan ahaa qofkii ugu Horeeyaay Ee is Diwaangaliya aniga iyo kooxadii kale ee isbahaysiga la baxaday waxaanu heshiis Ku ahayn in xisbigaa cod Iyo far lagu kala adkaado laakiin aan xisbigaa waxba la yeelin balse may dhacin oo ragbaa wax u dabnaayeen oo doonay inay markaliya xukuumada futada dhulka ugu dhuftaan  anguna heshiis taa kumaanaan ahayn dagaalkii aanu wadnayana markaliya ayuun buu madax wayne siilanyo u jeestay iyo xukuumadii

 

 

COMMENTS
LINKS