|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxweynaha JSL oo Kulan la yeeshay Badhasaabada iyo Mayor-da Dalka.
January 10, 2016 - Written by Editor:Madaxweynaha JSL Md axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan ugu qabtay badhasaabada dalka iyo mayor-ada Degmooyinka, waxana uu kala hadlay hirgelinta shuruucda ajaanibku dalka ku joogi karaan iyo qaadashada muwaadiniinta ee kaadhka codbixiyayaasha, waxana kulankaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Md cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil (saylici) iyo Wasiiro ay ka mid yihiin Arimaha gudaha iyo madaxtooyada.
Related posts:Halkan ka Daawo:Wasiirka Wasaarada Horumarinta Maaliyada Somaliland Oo Maanta Magaalada Hargeysa Ka ... Dr Cabdiraxmaan Bayle Oo Ka Hadlay Rabshadihii Ka Dhacay Boorama Iyo Mawqifka Uu Ka Taagan Yahay! “Madaxwaynaha Waxaan Xusuusinayaa, In Waxa Aad Maanta Raga Ku Samaynayso Ay Tahay Wixii Aad Ka Talo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|