|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxweynaha JSL oo Kulan la yeeshay Badhasaabada iyo Mayor-da Dalka.
January 10, 2016 - Written by Editor:Madaxweynaha JSL Md axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan ugu qabtay badhasaabada dalka iyo mayor-ada Degmooyinka, waxana uu kala hadlay hirgelinta shuruucda ajaanibku dalka ku joogi karaan iyo qaadashada muwaadiniinta ee kaadhka codbixiyayaasha, waxana kulankaa Madaxweynaha ku wehelinayey Madaxweyne ku xigeenka Md cabdiraxmaan cabdilaahi ismaaciil (saylici) iyo Wasiiro ay ka mid yihiin Arimaha gudaha iyo madaxtooyada.
Related posts:Qaramada Midoobay Oo u Codeeyey In Calanka Falastiin Lagu Daro Calamada Sudhan dhismaha Qaramada Mid... Madaxweyne Siilaanyo Oo Digreeto Ku Mudeeyey Wakhtiga Ay Dalka Ka Bilaabmayso Diwaan Gelinta Codbixi... DAAWO;-Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashaxnimada Muj Maxamed Weere Ee Golaha Deegaanka Caasimada Oo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|