DAAWO; Madaxwayne Siilaanyo oo ka Qayb Galay Aas Qaran Oo loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Siilaanyo oo ka Qayb Galay Aas Qaran Oo loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
January 14, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) -Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu saaka ka qaybgalay Aas qaran oo loo sameeyey Marxuum Abwaan Cali Sugule Cigaal “Duncarbeed” oo maanta si heer qaran ah loogu aasay Caasimada Somaliland ee Hargeysa gaar ahaan Xabaalaha Naaso-hablood.

https://youtu.be/EGRGN57O5NU

 

COMMENTS
LINKS