DAAWO; Labada Xisbi Mucaarid Wadani Iyo Ucid Oo Qoraal Ka Dhan ah Xisbiga Kulmiye u Gudbiyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Iyo Waxay Ku Saabsan Tahay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Labada Xisbi Mucaarid Wadani Iyo Ucid Oo Qoraal Ka Dhan ah Xisbiga Kulmiye u Gudbiyay Gudida Komishanka Doorashooyinka Iyo Waxay Ku Saabsan Tahay
January 16, 2016 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N) -Labada Xisbi Qaran Somaliland ee Wadani Iyo UCid ayaa U Gudbiyay Gudida Komishanka Dooroshooyinka Qaranka Warqad Cabasho ah oo ay kaga Cabanayaan Olalaha Qaawan ee Xisbiga Kulmiye kawado Qaar Kamida Gobolada Dalka Xili ay Golaha Baarlamaanku Mamnuuceen In Ilaa INtaa Laga gaadhayo Olaha Dooroshooyinka somaliland.

COMMENTS
LINKS