|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha jsl Oo Magacaabay Danjirayaal Cusub
December 12, 2015 - Written by Editor:WAR-SAXAAFADEED Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3714/122015 ku magacaabay Danjireyaal cusub. Madaxweynuhu: Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya dallalka dibeddu u leeyihiin Dhismaha Qaranka; Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Kenya iyo wakiilka wareega ee Somaliland; Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo; Markuu La-tashaday: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Is-kaashiga Caalamiga ah. Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay; Wuxuu go’aansaday
ALLAA MAHAD LEH Xuseen Aadan Cige (Xuseen Deyr) Af-hayeenka Madaxweynaha JSL. Related posts:DAAWO ; Shan Xildhibaan Oo Kamida Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dhaliilo Ujeediyay Maayarka Sheegay... “Dadka Aan Waxba Ku Kordhinaynin Xalinta Dhibaatada Iyo Murugada Shacbiga Laascanood, Waxaanu Leenah... Qorshaha Cusub Ee Abiye Uu Ku Waajahayo Wada Hadaladii Hargeysa Iyo Muqdisho Iyo Arrimaha La Gudboon... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|