DAAWO; Wiil Uu Dhalay Alle ha U Naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke Oo Si Qiiro Leh Uga Waramay Noloshii Aabbonimo Iyo Qaabkii Uu u Soo Koriyey. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wiil Uu Dhalay Alle ha U Naxariistee Marxuum Axmed Xasan Cawke Oo Si Qiiro Leh Uga Waramay Noloshii Aabbonimo Iyo Qaabkii Uu u Soo Koriyey.
December 5, 2015 - Written by Editor:

London(W,N) Sakariye Axmed Xasan Cawke oo ka mid ah alle ha u naxariistee caruurtii uu ka tagay marxuum Axmed Xasan Cawke  ayaa ka waramay noloshii aabbonimo iyo qaabkii uu u barbaariyey wariye Cawke ubadkiisa,

sidaasi waxa uu sakariye axmed xasan cawke ka sheegay kulan baroor diiq ah oo lagu qabtay magaalada London

COMMENTS
LINKS