DAAWO; Wasiir Kuxigeenka Warshadaha oo Ka Hadlay Baaskoolad Uu Ku Qabtay Xildhibaan Golaha Degaanka Gabilay Kamid Ah Iyo Sidii Wax U Dhaceen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiir Kuxigeenka Warshadaha oo Ka Hadlay Baaskoolad Uu Ku Qabtay Xildhibaan Golaha Degaanka Gabilay Kamid Ah Iyo Sidii Wax U Dhaceen.
December 7, 2015 - Written by Editor:

HARAGAYSA(Wajaalenews) -Wasiir ku-xigeenka Wershadaha Cali Dhagoole ayaa ka hadlay  dhacdo layable oo ku saabsan isaga iyo Xildhibaan ka tirsan Golaha Degaanka Gabilay, kaas oo  Wasiirka Baaskoolad ula soo baxay.

 

https://youtu.be/6F1dK12Jwz8

COMMENTS
LINKS