DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo La la Yeeshay Foosiya Xaaji Aadan “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Somalia iyo Somaliland,” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysi Xasaasiya Oo La la Yeeshay Foosiya Xaaji Aadan “Haddaan Somaliland Madax Ka Noqon Lahaa Shaki Kuma Jiro Inaan Midayn lahaa Somalia iyo Somaliland,”
December 8, 2015 - Written by Editor:

Muqdisho(W.N)- Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan oo hore madax uga ahayd mid ka mid ah ururadii ku hadhay tartankii 2012 ee Somaliland, balse hadda xildhibaan ka ah xukumadda Muqdisho horena wasiiru khaarajiga iyo ra’isal wasaare xigeenka uga soo noqotay ayaa waraysi lala yeeshay ku sheegtay inaanu shaki ku jirinay Somaliland iyo Somalia midayn lahayd haddii Ururkeedu soo bixi lahaa.

Sidoo kale waxay sheegtay inay diyaar u tahay in hadba halka ay wax ka qaban karto tagto, iyadoo ku dooday inay midnimo la jeceshahay midnimada Soomaalida. Waxay sidoo kale tilmaantay inaanay wakhtigan diyaar u ahayn kuraasta sare ee Somalia.

https://youtu.be/_ZWLtVRz1Rs

 

COMMENTS
LINKS