HARGAYSA(Wajaalenews) Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid siyaasiyiinta Reer Somaliland ee markii hore Aaminsanaa Somaliwayn hadase ka tanaasulay oo waxlaga waydiiyay xaalada somaliland iyo khilaafka asxaabta qaranka.