DAAWO: Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Weriyayaal Lagu Xidhay Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Canbaareeyay Weriyayaal Lagu Xidhay Hargaysa.
December 1, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) -Guddoomiyaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto oo ay weheliyaan ku-xigeenka kowaad ee Ururka Kayse Axmed Digaale xogahaya guud Xuseen Kurdi ayaa waxa ay si adag u cambaareeyeen Xadhiga shalay laba Wariye  loogu gaystay Magaalada Hargeysa.

https://youtu.be/h2kKCAJ4GFc

 

COMMENTS
LINKS