DAAWO: Taliyihii Ciidanka Birka Ee Gobolka Saaxil oo la Toogtay iyo Dadwayne Gadoodsan oo isku soo Baxay & Masuul ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Taliyihii Ciidanka Birka Ee Gobolka Saaxil oo la Toogtay iyo Dadwayne Gadoodsan oo isku soo Baxay & Masuul ka Hadlay
December 17, 2015 - Written by Editor:

Berbera (W,N)- Allaha U naxariiste Taliyihii Ciidanka Birmadka ee Gobolka Saaxil Gaashaanle Aadan Guuleed Daahir ayaa maanta cabaaro 11 Duhurnimo lagu toogtay Saldhiga Dhexe ee Magaalada Berbera.

Askari ka tirsan ciidamada Birmadka gobolka Saaxil ayaa taliyaha ku Toogtay saldhiga dhexe ee magaalada Berbera halkaasi oo ay ku sugnaayeen Taliyaha iyo askarigu.

https://youtu.be/Yxr1-vTmx7Y

COMMENTS
LINKS