|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Suldaan Maxamed Cabdiqaadir Oo Jamaal Cali Xuseen U Sheegay Inaanay Ucid Waxba U Oolin.
December 26, 2015 - Written by Editor:Hargeysa(Wajaalenews) Suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inuu quus ka joogo dhexdhexaadintii Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, islamarkaana uu hadda faraha kala baxay dhexdhexaadintooda. Suldaanka oo hadal ka jeediyay munaasibad xisbiga Waddani Hargeysa ku qabsaday wuxuu tilmaamay in xisbiga Ucid yahay mid qof kaliyi iska leeyahay oo aan umadda dani ugu jirin, wuxuuna tilmaamay inaan rajo ugu laabnayn Jamaal Cali Xuseen xisbiga Ucid.
Related posts:Daawo:Waftigii Balaadhnaa Ee Ka Soo Baqoolay Dalka Jabuuti Oo Maanta Soo Kormeeray Taliska Guud Ee ... xildhibaan bashiir xuseen tukaale oo canbaareeyay sida loola dhaqmay ganacsatada suuqa jaamac gunt... Beesha Ciise ee Dagan Magaalada Garbo Dadar ee Ka mida Gabiley Ayaa Si Cad U Qadacay SHir ka Socday ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|