DAAWO; Mudaharaad Rabshado Oo lagaga Soo Horjeedo Dilkii Taliyihii Ciidanka Birmadka Gobolka Saaxil Oo Gilgilay Degmada Mandheera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Mudaharaad Rabshado Oo lagaga Soo Horjeedo Dilkii Taliyihii Ciidanka Birmadka Gobolka Saaxil Oo Gilgilay Degmada Mandheera Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.
December 18, 2015 - Written by Editor:

Mandheera(Wajaalenews)-Mudaharaad rabshado wata oo lagaga soo horjeedo Dil shalay loogu geystay Magaalada Berbera Taliyihii Ciidanka Birmadka Gobolka Saaxil , ayaa ka dhacay degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil. Dadweyne gadoodsan oo boqolaal ah ayaa Taayiro iyo Dhagax ku gubay waddooyinka, waxaanay xidheen Jidka isku xidha Berbera iyo Hargeysa.

 

COMMENTS
LINKS