|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masharaxii Iska Casilay Xisbiga Ucid Oo Warbaahinta Gobolka Saaxil La Boobeen. Su,aalo Dhinacyo Badan Taabanaya, Muxuuse ka Yidhi in Dhaqaale Uu Ku Badashay Hankiisii Iyo Saamaynta Ganacsatada Jabuuti.
December 15, 2015 - Written by Editor:BERBERA(W,N)Musharaxii Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid e Dhawaanta Iscasilay o Magaalada BERBERa Warbaahinta kula hadlay Badheedhihiisana sheegay in uu Xisbiga wadani Ku Biiri doono,Waa sida uu hadalka u Dhigee, Iskana gogeeyay eedaymo badan iyo tuhuno suuqa Ugu jiray, sida Xidhiidh u La Sameeyay Ganacsadaha Ina Awsaciid o Kaambaynar u ah Muuse Biixi, Dhanka Kalena Eedaymo Culus Dusha uga tuuray faysal cali waraabe, Waxa Kale o Kahadlay Xidhiidhka Xiligan e isaga iyo Jamaal iyo waliba in rajo muuqato in Xisbiga ucid Dib u Heshiiyo. Related posts:DAAWO; Murashax Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Hadlay Go’aanka Maxkamadda Sare Kasoo Saartay Khilaafka Xi... Daawo: Xildhibaan Buubaa oo Golaha Wakiilada Ka Difaacay Inay Caqabad Ku Yihiin Qabsoomida Doorashoo... Daawo:-Masuuliyiin Ka Tirsan Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Oo Maanta Gaadhay Magaalada Gabiley. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|