|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Masharaxii Iska Casilay Xisbiga Ucid Oo Warbaahinta Gobolka Saaxil La Boobeen. Su,aalo Dhinacyo Badan Taabanaya, Muxuuse ka Yidhi in Dhaqaale Uu Ku Badashay Hankiisii Iyo Saamaynta Ganacsatada Jabuuti.
December 15, 2015 - Written by Editor:BERBERA(W,N)Musharaxii Madaxwayne Ku Xigeenka Xisbiga Ucid e Dhawaanta Iscasilay o Magaalada BERBERa Warbaahinta kula hadlay Badheedhihiisana sheegay in uu Xisbiga wadani Ku Biiri doono,Waa sida uu hadalka u Dhigee, Iskana gogeeyay eedaymo badan iyo tuhuno suuqa Ugu jiray, sida Xidhiidh u La Sameeyay Ganacsadaha Ina Awsaciid o Kaambaynar u ah Muuse Biixi, Dhanka Kalena Eedaymo Culus Dusha uga tuuray faysal cali waraabe, Waxa Kale o Kahadlay Xidhiidhka Xiligan e isaga iyo Jamaal iyo waliba in rajo muuqato in Xisbiga ucid Dib u Heshiiyo. Related posts:Ganacsade Caan Ah Oo Habeenkii Xalay Lagu Diley Magaalada Laascanood Iyo Wararka Kasoo Baxaya Dilkii... DAAWO;Zaadka iyo Edahab Waxay Suuqa ka Sareen Shilinkii S-land Markaa Waa Dalku Inuu Burburo.; Gudoo... Qoyska Sarkaalkii Lagu Diley Deegaanka Goroyo Cawl Marxuum Cabdirasaaq Dalmar Oo Sheegay In Madaxyn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|