DAAWO; Marwada Madaxweynaha Qaranka Somalilaland Oo Booqasho Ku Tagtay Magaalada Burco Iyo Xarumo Caafimaad oo ay soo kormeertay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Marwada Madaxweynaha Qaranka Somalilaland Oo Booqasho Ku Tagtay Magaalada Burco Iyo Xarumo Caafimaad oo ay soo kormeertay.
December 9, 2015 - Written by Editor:

BURCO(W,N))-Wafti ballaadhan oo ay hoggaaminayso Marwada Koobaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aanina Waris Sheekh Maxamuud Jirde oo ay wehelinayaan Wasiiro ka tirsan Xukuumadda ayaa safar shaqo ku gaadhay Gobolka Togdheer xaruntiisa Burco. Waftigan oo la filaayo inay mashaariic kala duwan u kuur galaan.

https://youtu.be/K80NP2mENZg

COMMENTS
LINKS