DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolada Sool Iyo Buuhoodle Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Deegaanka Somalida Ethiopia. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madax Dhaqameedka Gobolada Sool Iyo Buuhoodle Oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Ku Dagaalamay Deegaanka Somalida Ethiopia.
December 23, 2015 - Written by Editor:

Garaadada Sool, Sanaag iyo Buuhoodle ayaa baaq nabadeed u diray labadii beelood ee dhowaan dhibku ku dhexmaray Deegaanka Balli-Mataan ee Degmada gaashaamood ee Dawlad deegaanka soomaalida itoobiya.

COMMENTS
LINKS