DAAWO; Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afraad Xisbigiisu u Doortay Musharraxa Madaxweynaha Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afraad Xisbigiisu u Doortay Musharraxa Madaxweynaha Jabuuti
December 6, 2015 - Written by Editor:

 Jabuuti(W.N):- Xisbiga talada dalka Jabuuti haya ee RPP, ayaa doortay Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas uga qaybgeli doona doorashada Madaxtinnimada dalkaas ee sannadka 2016-ka ka qabsoomi doonta dalkaas, kaasoo ay u doorteen Madaxweyna 16-kii sano ee u dambeeyey hoggaaminta Jamhuuriyadda Jabuuti haystay ee Ismaaciil Cumar Geelle.

https://youtu.be/2Cb7VJONoPA

COMMENTS
LINKS