DAAWO: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xuma Ee Calanka Xisbiga WADANI Ey-ga Loogu Xidhay.fariina Udiray Masuuliyiinta Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Gudoomiye Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Falkii Foosha Xuma Ee Calanka Xisbiga WADANI Ey-ga Loogu Xidhay.fariina Udiray Masuuliyiinta Gabiley.
December 7, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(Wajaalenews) -Guddoomiyaha ahna Murrashaxa Madaxwayne ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay falkii fooasha xumaa ee Calanka Xisbiga WADANI Ey-ga loogu xidhay. Muuse Biixi oo ka hadla Xaflad Loo qabtay arday ka qalin jabisay Jaamacada Adna yaa ku soo qaaday falkaas iyo siduu u arko.

 

https://youtu.be/GEPqviJL37k

COMMENTS
LINKS