Hargeysa(Wajaalenews) Guddoomiyaha aqalka odayaasha guurtida, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ku dooday inaanay jirin khilaafaad asxaabta u dhexeeya oo muujinaya burbur asxaabta ku yimaada ama saamayn dalka ku yeesha. Waxa uu sheegay in xisbiga Kulmiye Musharaxiin doortay arrintaasina dhammaatay, isagoo afka ka dhawray garabka Isbahaysiga la baxay ee wali arrintaasi saluugsan.
https://youtu.be/EdqJLGLZP7Y