DAAWO: Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Munaasibad Ballaadhan Oo Loogu Dabaal Degaayay Xuska Maalinta Qoomiyadaha Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Caasimada Somaliland Oo Lagu Qabtay Munaasibad Ballaadhan Oo Loogu Dabaal Degaayay Xuska Maalinta Qoomiyadaha Dalka Itoobiya.
December 9, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) Manaasibada balaadhan oo loogu dabaal dagayay Maalinta qoomiyadaha waddanka Itoobiya ayaa lagu qabtay Magaalada Hargeysa waxaana ka soo qayb galay Madax ka tirsan Axsaabta Qaranka iyo Xukuumada Somaliland.

COMMENTS
LINKS