Loolanka Loogu Jiro Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Bilowday Iyo Xildhibaan Siciid Oo Taageero Ka Raadinaya Garabka Isbaysiga Kulmiye Iyo Saamaynta Kuraasta Beeshiisu Hayso Ay ku Yeelanayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Loolanka Loogu Jiro Kursiga Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Bilowday Iyo Xildhibaan Siciid Oo Taageero Ka Raadinaya Garabka Isbaysiga Kulmiye Iyo Saamaynta Kuraasta Beeshiisu Hayso Ay ku Yeelanayso.
November 27, 2015 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) kadib dhawaaqii kasoo yeedhay gudoomiyaha golaha wakilada cabdiraxmaan cirro oo uu shegay in uu banaynayo kursiga golaha wakiilada waxaa bilowday loolanka loogu jiro sidii qaarkamida xildhibaanda golaha wakiiladu  lolan i=ugu gali lahaayeen  sidii ay ugu fadhiisan lahayeen gudoomiyaha baarlamaanka

xildhibaan siciid afwayne

hada warar xogogaala oo aanu ka helayno  waxaa habeenadii ugu danbeeyay olole xoogan ku jiray xildhibaan siciid awfayno oo kamida mudanayaasha  laga soo doorta gobolka sool uu dhaqdhaqaaq xoogan  iyo shirar hoose  ka bilaabay magaalada hargaysa

Xildhibaan siciid Xaaji Afwayne ayaa shirarkaa la qaatay Xubno kala duwan oo kamida garabka isbahaysiga dimuqraadin doonka kulmiye  isagoo dhamaan tood ka codsaday in ay kala qaybqaataan sidii uu u fadhiisan lahaa gudoonka baarlamaanka

 

Xildhibaan siciid xaaji Afwayne ayaa waxay faamali hoose yhiin wasiirka biyaha ,badhasaabka gobolka maroodi jeex iyo xubno kale waxaa laga war sugi doonaa in saamiga kuraasa loo eego sida beelaha gobolka sool u kala haystaan si loo kasbado dhamaan qaybaha bulshada reer sool  waxayna arintaasi hadii si dhaba loo eego gabi  ahaanba meesha ka saaraysaa doonis xildhibaan siciid ee gudoomiyaha golaha maadaama badi kuraasta reer soo l ay haysato jufadiisa hoose.

dhanka kale waxaa isana loolan xoogan bilaabay xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo isaga ay daba kariixayaan dhamaan siyaasiyiinta beelaha harti ugu culus  taasi laga yaabo in uu si fudud kursiga ugu guulayto maadaama ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin soomaliland miisaan culus kuleh.

 

 

COMMENTS
LINKS