|
|||||
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiinta Waxay Tacsi Tiiraanyo leh U Dirayaan Qoyskii iyo Qaraabadii Uu Ka Baxay Ganacsade Marxuum Ibraahim Cabdi Kaahin (Ibraahim Dheere) Oo Maanta Ku Geeriyooday Jabuuti.
November 12, 2015 - Written by Editor:IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN CULIMO AW DIINTA, MADAXDHAQAMEEDKA, AQOONYAHANKA, SIYAASINTA, AY MAGACYADOODU HOOS KU QORAN YIHIIN IYAGOO KU HADLAAYA MAGACA BULSHO WAYNTA REER SOMALILAND WAXAY TACSI TIIRAANYO LEH UDIRAYAAN SHACABKA REER SOMALILAND QOYSKII IYOQRAABADII U KA BAXAY MARXUUM IBRAAHIM DHEERE OO KAMID AHAA MAALQBENADA GEESKA AFRIKA GAAR AHAAN GAYIGA SOMALILAND IYO JABUUTI KANA MID AHAA SHAQSIYAADKII SEESKA U DHIGAY DAWLADNIMADA SOMALILAND QAYB LAXAADLENA KA QAATAY DIB U DHISTII DALKA, GANACSIGA XORTA AH . DHAMAAN WAXAY SI GAARA UGA TACSIYADANAYAAN QOYSKII IYO QARAABADII UU KABAXAY SAMIR IYO IIMAAN ALLEH HAYNAGA SIIYO AAMIN AAMIN. MARXUUM IBRAAHIM DHEERE AYAA MAANTA GALINKII DANBE LAGU AASAY MAGAALADA JABUUTI.
SHEEKH CABDIQAADIR CARAB WARSAME( SHEKH JAABIR) BOQOR MUXUMED GEELE SEED CABDILAAHI CUMAR QAALIB (QOSLAAYE) ENG XAASHI CUMAR CIGE GEN MAXAMED XASAN CABDILAAHI (JIDHIF)
ISMAACIIL XASAN ASKAR (BARMUUDA) KHADAR AW NUUR CAYNAANSHE XASAN BAXSANE YUUUSUF MAXAMED YUUSUF (Y,CAGAWAYNE) AADAN XUSEEN IBRAAHIM CUMAR MADAR MUUSE(CUMAR XOOG) AXMED TAANI DUCAALE GUULEED XASAN AW DAAHIR
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|