DAAWO;Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Sharaxay Ujeedka Hawlgal Ay Xalay Sameeyeen, Farriinna U Diray Mulkiileyaasha Hotellada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Taliyaha Laanta Socdaalka Oo Sharaxay Ujeedka Hawlgal Ay Xalay Sameeyeen, Farriinna U Diray Mulkiileyaasha Hotellada Dalka
November 18, 2015 - Written by Editor:

Hargeysa(Wajaalenews) – Laanta socdaalka Somaliland, ayaa sameeyay hawlgallo laga fuliyay gobolada Somaliland, si gaar ahna loogu beegsaday hotellada dadka ku sugan. Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa sheegay inay soo qabqabteen dad sharci darro ku joogay Somaliland.

Waxa uu taliyuhu faray hotellada dalka inay hubiyaan aqoonsiga dalka. Waxa uu faray inaanay hotelladooda seexin dad aan sidan kaadhka dhalashada ama dhukumanti tilmaamaya sharciyad uu qofku dalka ku joogo ama lagu aqoonsan doono, si loo helo meel loogu hagaago.

 

https://youtu.be/g9IqeZrZhq4

 

 

COMMENTS
LINKS