DAAWO; Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Maamulka Degmada Wajaale Iyo khudbad Dardaaran iyo Sabootina Isku Jirtay Oo Uu ka Jeediyay Madasha. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Maamulka Degmada Wajaale Iyo khudbad Dardaaran iyo Sabootina Isku Jirtay Oo Uu ka Jeediyay Madasha.
November 7, 2015 - Written by Editor:

TOGWAJAALE(Wajaalenews) Wasiirka wasaarada warshadaha somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa maanta ka qaybgalay munaasib ay xilka kula kala wareegayeen gudoomiyihii hore ee degmada Togwajaale Iyo gudoomiyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay

wasiir shucayb  Oo xilka ukala wareejinayay ayaa hadalo dardaaranna iyo kalmado uu kusii sabootiyay gudoomiyihii hore Eng Aadan Shiine.

 

COMMENTS
LINKS