DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Madax Dhaqameedka Gobolka Sanaag.
November 19, 2015 - Written by Editor:

CEERAAGO(Wajaalenews)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancade oo maalmahan safar shaqo ku joogay gobolka Sanaag ayaa kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay Madax dhaqameedka gobolka sanaag kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii ay u wada shaqayn lahaayeen madaxdhaqameedka iyo laamaha ammaanka Gobolka.

https://youtu.be/xyWB2w_tm44

COMMENTS
LINKS