DAAWO ;Prof. Samatar oo Si Qotodheer Uga Hadlay khilaafka Kulmiye, Hankiisa Siyaasadda Iyo Hadalkii Guddomiyaha Kulmiye Ee Ku Aadanaa Sool. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ;Prof. Samatar oo Si Qotodheer Uga Hadlay khilaafka Kulmiye, Hankiisa Siyaasadda Iyo Hadalkii Guddomiyaha Kulmiye Ee Ku Aadanaa Sool.
November 13, 2015 - Written by Editor:

Haddii la leeyahay Somaliland Samaroon iyo Isaaq ayay U Xidhan tahay Khalad Weyn Ayaa Halkaas Ku JIra,” Prof Axmed Ismaaciil Samatar.

“Aniga Mabda’aygu Wuxuu Yahay Laba Su’aalood Oo kala Ah Maxaa Waddanka U Dan Ah? Iyo Dantaas Yaa Fulin Kara oo dalka wadi kara? Dadka su’aashaas jawaabteeda haya ee leh halkaas ayaa wadanka la gaadhsiin karaa, sidaas ayaana loo fulin karaa oo loo gaadhsiinayaa dadka la yimaada in talada wadanka loo dhiibo ayay aniga ila tahay, markaa qofkaasi ama ha ka yimaado Buuhoodle ama Badhan ama Laasqoray ama Berbera, Burco, Gabiley ama Hargeysa ha ka yimaadee. Waa in reer Somaliland iska ilaaliyaan wixii baabi’iyay Soomaaliweyn oo ay caksigeeda mar walba keenaan,”  ayuu Prof Axmed Ismaaciil Samatar ku sheegay waraysi lala yeeshay.

 

COMMENTS
LINKS