DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Wariye Cawke Iyo Taariikhdiisi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO: Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Wariye Cawke Iyo Taariikhdiisi
November 17, 2015 - Written by Editor:

TOG Wajaale(Wajaalenews)-Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaaciil Saylici ayaa gaadhay Magaalada Wajaale oo lagu aasi doono marxuum Axmed Xasan Cawke kana hadlay geerida naxdinta lahayd ee ku timid Axmed Xasan Cawke kana waramay taariikhdiisa iyo wixii uu u soo qabtay inta afka somaliga ku hadasha.

https://youtu.be/iNGeu5RnwB0

COMMENTS
LINKS