Waxaan qalinka uqaatay dhacdo tagto ahayd oo mudan in wax laga qoro taas oo ahayd shirkii 5aad ee kulmiye sida aynu la wada socon waxaan ogayn in isbahaysiga kulmiye geed dheer iyo geed gaaban u koreen sidii ay shirkaa dib ugu dhigi lahaayeen bal se kumay guulaysan waanu qabsoomay wakhtigiisii waxaana goobtaa ka soobaxay nin aad loolasoo dagaalamay oo aan isleeyahay hadii qof dhibaato iyo dagaal loogaysan lahaa qof waliba ln ayaa loogu daray waxaanu kaga soo gudbay bisayl iyo waayo aragnimo waayo boqol jabhadood ayaa ka soo dumay manuu ahayn socod barad taasaana keentay guusha uu soo hooyay dhanka kale waxaad moodaa in madax waynuhu tijaabo dheer raga ka qaaday oo uu garawsaday cid uu ku aamini karo xisbiga kulmiye iyo dalkaba sidaana uu muj muuse biixi cadi ula soobaxay hadaba waxaa xasuus mudan wasiirada maaliyada oo maalintaa ka hor lagu ogaa dhinaca muuse iyada iyo wasiirkii maxamed cabdilaahi cumar oo shaqada looga qaaday taageerada gudoomiyaha xisbiga kulmiye muj,muuse biixi waxa dhacday maalintaa oo la ogaaday ln wasiir samsam wasiirka maaliyada uu la shaqaynayay garabka is bahaysiga iskuna dayday ln shirka laga dareero markay qudbadii madaxwaynuhu dhamaatay iyadoo matalaysa inta la baroortay iyadoo dadkalena wadata sida maayarka casiimada oo ay edo utahay iyo xubno kae balse ay lnqilaabkaasi ka fashilmay baroortuna taa may ahayne Tu ujeedo kale daaran ay ahayd Maxamed Muxumed Nuur(laan-Loobar)