|
|||||
WAJAALE NEWS
Alle Haw Naxariistee Ganacsade Ibraahin Cabdi Kaahin (Ibraahin Dheere) Oo Ahaa Aas Aasihii Dhismaha Dawlada Somaliland Oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Djabouti
November 12, 2015 - Written by Editor:Djabouti(Wajaalenews):-Alle haw naxariistee waxa caasimada dalka jamhuuriyada Djabouti ee Djabouti ku geeriyooday maanta ganacsadihii waynaa ee Ibraahin Cabdi Kaahin oo ku magac dheeraa (Ibraahin Dheere) oo ka mid ahaa ganacsatada ugu waaweyn Geeska Afrika , waxaanu dhalasho ahaan ka soo jeeday somaliland, waxaanu ka mid ahaa Aabaha Gnacsiga xorta ah isgoo qayb laxaad leh kasoo qaaday taabo galinta ganacsiga somaliland. Alle haw naxariistee waxa uu ahaa maalqabeenkii suurtagaliyay in ay somaliland noqoto dal madaxbanaan isagoo suurta galiyay dhamaan wax yaabaha aas aasiga u ah dawladnimada Alle haw naxariistee marxuunka ayaa lagu aasi doonaa caasimada wadanka Djabouti.
INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN
Related posts:Ururka Codka Haweenka Beelaha la hayb-sooco oo si buuxda u Cambaaraynayaa xadgudubyada joogtada ah e... Madaxwaynaha Dalka Tiawan Oo Ka Hadashay Safaarada Ay Ka Furatay Somaliland Iyo Waxyaabaha Ay Iska K... Gudidii Uu Madaxweynaha Somaliland U Xil Saaray Wareejinta Haamaha Shidaalka oo Ka Hadley Halka Ay M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|