|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Wasaarada Warshadaha Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyey Xulka Gobolka Gabiley +Sawiro
October 14, 2015 - Written by Editor:Wajaaleenews-Gabiley – Wasiirka wasaarada warshadaha somaliland mudane shucayb maxamed muuse oo hadhimo sharafeedku maamuusay xulka gobolka gabiley ayaa waxa hadhimo sharafeedkaka soo qaybgalay Duqa Caasimada gabiley mudane maxamed aamiin cumar cabdi , Tobabaraha Xulka gobolka gabiley , Isu duwaha Ciyaaraha Gobolka gabiley SIciid Saleebaan , iyo Qaar ka mid ah Xulka gobolka Saaxil ee Berbera , Qaar ka mid ah xildhibaanada Golaha Deeganka gabiley , Iyo Xulka Gobolka Gabiley .
Halkan Ka Daawo Warka Related posts:Waxaad Arkaysa Qaar Casuumad Sameeyay Oo Musharixiin Ah Oo Hadana Ku Dhawaaqaya Madaxweynaha Murasha... DAAWO; Cuqaasha Iyo Odayaasha Beesha Cali Xareed Oo Gaashaanka Ku Dhuftey Caaqil Been Abuur ah, Shaa... Ciidamada Liyuu Booliska oo Dad Ku Laayay Degmada Xaraaray iyo Maamulka Dowlad Deegaanka oo Ka Hadle... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|